Waxaa si heer sare ah uqabsoomay kulan ballaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen Garabka Haweenka ee Xisbiga Barwaaqo laanta magaalaada iyo deegaanka. Kulankan ayaa ahaa mid lagu xoojinayay doorka haweenka ee […]
Maanta waxaa duleedka magaalada ka qabsoomay munaasabad qado sharaf ah oo ay iskugu yimaadeen Culimada Magaalada iyo Masuuliyiinta Maamulka Magaalada. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay xoojinta midnimada iyo […]
Manta Oo Ah Maalin Sabti Ah Ginbot 8 2018 Waxaa Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ka Furmay Imtixaanka Tijaabada Ah (Model Examination) Ee Fasalka 8aad. Imtaxaanka Ayaa Ugu Horayn Waxaa Halkaasi Ku Daahfuray […]
Xafiiska Caafimaadka Maamulka Magaalada ayaa maanta xarumaha caafimaadka ku wareejiyay agab caafimaad oo kala duwan. Agabkan ayaa lagu xoojinayaa adeegyada caafimaadka si bulshada loo gaarsiiyo adeeg hufan.Qalabka la qaybiyay waxaa […]
Dhagaxbuur—Kumanaan qof ayaa ka qaybgalay isu soo bax ballaadhan oo ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan Xisbiga Barwaaqo.Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa ka qaybgalay isu soo baxaasi […]

Recent Comments