Ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday maanta magaalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar. Labada kooxood waxaa kala hoggaaminayay, Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo Maayorka Magaalada Dhagaxbuur.
Maamulka Magaalada iyo musharraxiinta Xisbiga Barwaaqo ayaa qabtay kulan mahadnaq iyo maamuus loogu sameeyay hay’adaha amniga, iyagoo ku bogaadiyay shaqadii wanaagsanayd ee ay ka qabteen doorashada 7aad ee Dalka iyo […]
Dhagaxbuur: Labada rakcadood ee salaada Ciidul-adxa ee sanadka 1447 Hijriya ayaa si weyn looga oogay magaalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiinta heer fadaraal, heer deegaan […]
Musharixiinta xisbiga barwaaqo ee Gobalka jarar iyo Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa ol,olah odii doorashada kusoo gaba gabanaya Magalaada dhagaxbuur maalinka bariyaWaxaana socda diyaar garawga xubanaha xisbiga iyo Taageerayaasha xisbiga barwaaqo […]
Gudiga Mashaariicda ayaa maanta yeeshay kullankoodii caadiga ahaa. Kullanka waxaa warbixinno lagaga dhagaystay injineerada farsamada iyo qandaraaslayaasha gacanta ku haya fulinta mashaariicda. Intii uu kullanku socday, guddigu waxay go’aamiyeen in la […]

Recent Comments