Intii uu kullanku socday, guddigu waxay go’aamiyeen in la sameeyo kormeer rasmi ah oo lagu hubinayo geeddi-socodka shaqooyinka socda iyo heerka ay marayaan mashaariicdu, si loo dardargeliyo hirgelinta loona xaqiijiyo tayada iyo hufnaanta shaqooyinka.
Leave Your Comment