Home
City Govt
City Info
History
Publications
Legal Documents
Departments
Agriculture, Livestock & Environmental
Finance Bureau
Health Office
Labor and Social Affairs Office
Mayor’s Office
Public Works
Revenue Office
Security Office
Trade and Transport Office
Urban Greenery and Sanitation Office
Urban Job Creation and Food Security Agency
Water Office
Youth and Sport Office
Initiatives
Projects
News & Events
News & Blog
Contact Us
Dhagaxbuur: iyo Salaada Ciidul-adxa ee Sanadka 1447 Hijriya
Home
Dhagaxbuur: iyo Salaada Ciidul-adxa ee Sanadka 1447 Hijriya
02
Jun’21
Blog
admin
0 Comment
Dhagaxbuur: Labada rakcadood ee salaada Ciidul-adxa ee sanadka 1447 Hijriya ayaa si weyn looga oogay magaalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar.
Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiinta heer fadaraal, heer deegaan iyo heer gobol, heer maamul magaalo, hay’adaha amniga, culimaa’udiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Dhagaxbuur.
Masuuliyiinta iyo waxgaradka goobta iskugu yimid ayaa gabo’gabadii munaasabadda hambalyo u diray dhammaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka ku dhaqan Deegaanka Soomaalida iyagoo Alle uga baryay nabad, barwaaqo iyo isjaceyl, sidoo kale culumada iyo waxgaradka ayaana sheegay in dadka danyarta ah la gacan qabto nabadgalyada aan haysanana la ilaaliyo.
Leave Your Comment
Cancel reply
Post Comment
Categories
Blog
(10)
Wararka
(3)
Popular Post
Ciyaar Saaxiibtinimo oo ka Dhacday Maanta Magaalada Dhagaxbuur
June 2, 2021
Mahadnaq Maamulka Magaalada iyo Musharraxiinta Xisbiga Barwaaqo ee Loo Sameeyay Hay’adaha Amniga
June 2, 2021
Dhagaxbuur: iyo Salaada Ciidul-adxa ee Sanadka 1447 Hijriya
June 2, 2021
Archives
June 2021
(10)
May 2021
(3)
Leave Your Comment