Maamulka Magaalada iyo musharraxiinta Xisbiga Barwaaqo ayaa qabtay kulan mahadnaq iyo maamuus loogu sameeyay hay’adaha amniga, iyagoo ku bogaadiyay shaqadii wanaagsanayd ee ay ka qabteen doorashada 7aad ee Dalka iyo Deegamada Gaar ahaan magaalada Dhagaxbuur iyo dadaalkooda joogtada ah ee ilaalinta nabadda iyo xasilloonida bulshada.
June 2, 2021
Leave Your Comment