{"id":926,"date":"2021-06-02T09:17:42","date_gmt":"2021-06-02T09:17:42","guid":{"rendered":"http:\/\/fastwpdemo.com\/newwp\/whitehall\/?p=926"},"modified":"2026-06-03T12:43:56","modified_gmt":"2026-06-03T12:43:56","slug":"get-your-tickets-for-christmas-fireworks","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/get-your-tickets-for-christmas-fireworks\/","title":{"rendered":"Culimada iyo Masuuliyiinta Maamulka Magaalada"},"content":{"rendered":"\t\t<div data-elementor-type=\"wp-post\" data-elementor-id=\"926\" class=\"elementor elementor-926\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-40c05f6 e-flex e-con-boxed e-con e-parent\" data-id=\"40c05f6\" data-element_type=\"container\" data-e-type=\"container\">\n\t\t\t\t\t<div class=\"e-con-inner\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-72711e80 elementor-widget elementor-widget-text-editor\" data-id=\"72711e80\" data-element_type=\"widget\" data-e-type=\"widget\" data-widget_type=\"text-editor.default\">\n\t\t\t\t\t\t\t\t\t<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\"><div dir=\"auto\">Maanta waxaa duleedka magaalada ka qabsoomay munaasabad qado sharaf ah oo ay iskugu yimaadeen Culimada Magaalada iyo Masuuliyiinta Maamulka Magaalada.<\/div><\/div><div dir=\"auto\">\u00a0<\/div><div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><div dir=\"auto\">Kulankan ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay xoojinta midnimada iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa Culimada, shacabka iyo Maamulka, si loo helo bulsho mideysan oo si wadajir ah uga shaqaysa horumarka, nabadda iyo danaha guud ee bulshada.<\/div><\/div><div dir=\"auto\">\u00a0<\/div><div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><div dir=\"auto\">Masuuliyiinta iyo Culimadu waxay isla garteen in wadajirka iyo isfahamku yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo horumar waara, islamarkaana ay muhiim tahay in bulshada lagu hago waddo sax ah oo ku dhisan diinta, wanaagga iyo iskaashiga.<\/div><\/div><div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><div dir=\"auto\">Culimadu waxay door muuqda oo muhiim ah ka qaataan jihaynta iyo baraarujinta bulshada, maadaama ay yihiin hoggaanka ay shacabku ku daydaan kana dhegaystaan talada iyo tilmaamaha wanaagga leh. Sidoo kale maamulka magaalada ayaa muujiyey sida ay uga go\u2019an tahay la shaqaynta Culimada si loo adkeeyo nabadda, wada noolaanshaha iyo horumarka deegaanka.<\/div><\/div><div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><div dir=\"auto\">Kulanka qado sharafta ah ayaa ku soo dhammaaday jawi farxad, isjacayl iyo is afgarad leh, iyadoo dhammaan dhinacyadu muujiyeen sida ay uga go\u2019an tahay sii xoojinta midnimada iyo wada shaqaynta bulshada dhexdeeda.<\/div><div dir=\"auto\">\u00a0<\/div><\/div><div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><div dir=\"auto\">\u201cMidnimo iyo isku duubni ayaa lagu gaadhaa horumar iyo mustaqbal ifaya.\u201d<\/div><\/div>\t\t\t\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t\t<img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"e-image-base \" data-interaction-id=\"8ca9cce\" id=\"1951\" src=\"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/23.jpg\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/23.jpg 1080w, https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/23-300x200.jpg 300w, https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/23-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/23-768x512.jpg 768w\" alt=\"\"\/>\t\t\t\t\t<img decoding=\"async\" class=\"e-image-base \" data-interaction-id=\"88384dd\" id=\"1950\" src=\"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/21.jpg\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/21.jpg 1080w, https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/21-300x200.jpg 300w, https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/21-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/21-768x512.jpg 768w\" alt=\"\"\/>\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa duleedka magaalada ka qabsoomay munaasabad qado sharaf ah oo ay iskugu yimaadeen Culimada Magaalada iyo Masuuliyiinta Maamulka Magaalada.\u00a0Kulankan ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay xoojinta midnimada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1952,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog-grid"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=926"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1956,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/926\/revisions\/1956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/degahburcity.gov.et\/home\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}